Dowlada oo ka hadashay Sababaha kordhiyay Qaraxyada Miino ee Muqdisho ka dhaca

Waxaa mudooyinkii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda kusoo badanayay qaraxyada miino ee lala eeganayay gaadiidka ay wataan masuuliyiinta iyo saraakiisha ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya. Qaraxii ugu dambeeyay waxaa shalay ka bad baaday gudoomiyaha Degmada Yaqshiid, waxaa sidoo kale maalin kahor qarax miino lagu dilay Gudoomiye kuxigeenkii dhinaca amniga Deegaanka Garasbaaley. Wasiirka Wasaaradda Amniga … Continue reading Dowlada oo ka hadashay Sababaha kordhiyay Qaraxyada Miino ee Muqdisho ka dhaca